Sawiradan waa labada qof ee website-kan howl culus kawada.
walaalayaal marka hore ku soo dhowaada webset-kan oo sameystey cabdi salaan iyo ibrahim oo idinka haqabtiri doona wax allaa iyo waxaad u baahataan sida darsiyo diini oo lagu soo kordhin doonaan inshaa allaah marka waxaan ka codsaneynaa booqadayaasha iney si fiican ugu soo dhowaadaan websit-kan oo xaq u leeyahay in wixii talo ah ku soo darsado waad mahadsantihiin wabilaahi towfiiq.
Welcome To Mr.abdisalam's Web Page.....?
Can you give me any clues for conquering Hyper Lander? Practice developing your flying technique, the key is flying smoothly and learning to use the two engine thrusters correctly. Will you make another sequel to Hyper Lander? The story has some wrinkles which haven't been explored yet so it is likely that a sequel will be produced in order to address them. Keep checking the site for new updates.
SI DA WEB-KA LOOGU SHAQEEYEY
Web-kan aad ujeediin waxaa ka shaqeeyey Mr.Abdisalaam Maxamed safar iyo Mr.Ibraahim Maxamed safar oo u hurey waqtigooda in ay web-ka ka dhigaan mi sara u kacsan oo qaali ah oo booqadayaalka ay indhahooda ugu raaxeeyaan web-ka waad mahadsantihiin GOOD BYEE!!!!
waa Web-ka Mr. Cabdi salaam
web-kan waxaa aad iyo aad idinku soo dhaweynayaan wiilasha ku dadaaley in ay web-kan sameystaan waa Mr.Abdisalam safar iyo Mr.Ibraahim safar.
SOO DHAWEYN AAD U SAREYSA
web-ka waxuu u baahan yahay hool badan oo saa'id ah waxaan kashaqeeyey C/salam iyo Ibraahim

